Wararkii Ugu Dambeeyay Banaan bax ka socda magaalada Baladweyne

Wararka ka imaanaya magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya xaafado katirsan magaaladaasi ay ka socdaan banaan bax looga soo horjeedo Madaxweynaha maamulka Hirshabelle. Dadka banaan baxa dhigaya ayaa ku dhawaaqaya ereyo ay uga soo horjeedaan Hirshabelle gaar ahaan Madaxweyne Waare , waxa ay sidoo kale dibad baxayaasha taageero u muujinayaan Gudoomiyihii xilka laga … Continue reading Wararkii Ugu Dambeeyay Banaan bax ka socda magaalada Baladweyne